135 Views

Hoggaamiyaha TPLF, oo sheegay in nabadd gobolka Tigrey ku Xiran tahay ilaa ciidamada Eritrea iyo maleeshiyaadka Amxaarada ay gobolkaasi ka baxayaan.

Hoggaamiyaha TPLF, oo sheegay in nabadd gobolka Tigrey ku  Xiran tahay  ilaa ciidamada Eritrea iyo maleeshiyaadka Amxaarada ay gobolkaasi ka baxayaan.
____________________________________________________________________________

Talaado: DECEMBER 27, 2022

Hoggaamiyaha TPLF, Debretsion Gebremichael, ayaa sheegay in nabadda aysan si buuxda ugu soo laaban doonin gobolka Tigrey ilaa ciidamada Eritrea iyo maleeshiyaadka Amxaarada ay gobolkaasi ka baxayaan.

Waxa uu sheegay in aan la aqbali karin in kala bar gobolka Tigray uu nabad ahaado, iyadoo uu ka dhinac kale “xasuuq” uu ka socdo .

Waxa uu hadalkan jeediyay xilli ergo sare oo ka socotay dowladda ay markii ugu horreysay booqanayeen gobolka tan iyo intii uu dagaalka bilaabmay labo sano ka hor.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post