2025 Views

Maxaa kasoo baxay shirkii deg dega ee Wasiiradda Puntland

Maxaa kasoo baxay shirkii deg dega ee Wasiiradda Puntland
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 11, 2018 – Kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Garowe ee Caasimadda Golaha Wasiiradda Puntland ayaa lagu taageeray go’aankii Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ee ahaa in la hakiyay Xiriirkii kala dhaxeeyay dowladda Soomaaliya.

Dhinaca Kale Golaha Wasiirada Puntland ayaa ka wada hadlay Go’aankii dhawaan dowladda Jermalka ay ku joojisay Mashruucii Wadada xiriirisa Gaalkacyo, Iyo Garowe, waxaana ay sheegeen in sidii loogu talagay mashruucu u socdo isla markaana uu ku dhammaan doono mudadii loo qorsheeyey.

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment