204 Views

Sidee noqon doonaa xiriirka Federaalka iyo Puntland kadib doorashadii Deni

Sidee noqon doonaa xiriirka Federaalka iyo Puntland kadib doorashadii Deni
____________________________________________________________________________

MUQDISHO — Maamul goboleedka Puntland ayaa shalay soo geba-gebeeyey doorashadii madaxtnimada iyadoo uu ku guulaystay madaxweynaha talada haya Saciid Cabdullaahi Deni.

Haddaba falanqayn ku saabsan xiriirka Puntland iyo dawladda federaalka iyo dhammaystirka dastuurka ayaa weryahayaga Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, waxa uu ka waraystay Prof. Maxamed Axmed Jimcaale, gudoomiyihii hore ee jaamacadda Umadda.

Jimcaale ayaa sheegay in dhibka ugu weyn uu yahay dastuurka KMG ah iyo midka Puntland oo aan isku jaho ahayn.

.

Xigasho: VOA

.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post