Muqdisho | QOL | 16 October 2017 – Madaxweynaha Maamulka Soomaaliyeed Ee Jubalaand Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulan deg deg ah oo lagu samaynayo gudi gurmad oo heer Dowlad Goboleed ah kaas oo ka qayb qaadanaya gurmadka loo samaynayo dadka ku waxyeeloobay Qaraxii Qasaarah gaysatay Ee Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Waxa Uuna Sheegay In Loobaahanyahay In Maamul Gobaleedyada Oo Idil Ay Arinkaa Ka Qayb Qaataan Dhanka Kale Madaxweynaha Maamulka Jubaland Ayaa U Mahad Celiyey Dawlada Turkiga Iyo Tan Jabuuti Oo Kalin Mug bLeh Ka Qaatay Gar Gaarka ay Sameeyeen
14 October ayaa Waxaa Magalada Muqdisho Ka Dhacay Qaraxii Ugu Weynaa Ee Ebad Ka Dhaca Soomaaliya iyadoona Ay Ku Geeriyoodeen In Ku Dhaw 270 Ruux
.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________