3912 Views

Mahadaay: Ciidanka DFS oo Dhibaato ku haya dadka Shacabka

____________________________________________________________________________

cid

Muqdisho, 12 December 2015: Ninka lagu magacaabo Ciiley Warsame oo ah Ku xigeenka Gudoomiyaha Arrimaha Bulshada ee Maamulka Degmada Mahadaay, ayaa ku eedeeyay Ciidanka Militariga Dowladda Federaalka Soomaaliya inay Dhiibato kuwadaan Degmadaasi. Wuxuu sheegay in Ciidanka ay Tacadiyo kala duwan u geysanayaan Shacabka ku dhaqan Degmada, iyadoo Dhibaatada ugu xoogan ay tahay Dhac Joogto ah oo lagu hayo Ganacsatada & Beeralayda. “Ciidan laga soo saaray Deegaanka Fiidow ayaa soo galay Mahadaay, oo Dadka dhacaya, Beeralayda ka qaata Lacagta ay ugu talo galeen Shaqaalaha Beeraha u falo,” ayuu yiri Ciiley Warsame. Degmada Mahadaay waxay ka kooban tahay 4 Xaafadooda, saddex kamid ah waxay ku yaallaan dhanka Bari, halka mida kale ku taallo Galbeed waxaa la yiraahdaa Waaberi, Shacabka ku nool waxay noloshooda ku tiirsan tahay Beeraha.

Si ad ula socotid hoose ka dhegayso warki Ciiley Warsame 1 iyo 2

——————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment