3831 Views

Dadaallo nabadeed oo ka socda magaalada Marka

Dadaallo nabadeed oo ka socda magaalada Marka
____________________________________________________________________________

Muqdisho, June 3, 2016: Wafdi uu hoggaaminayo C/qaadir Nuur Carraale wasiirka dib u heshiisiinta iyo Dastuurka  oo la hadlay Radio Muqdisho isagoo ku sugan magaalada Marka ayaa sheegay in ay ku howlanyihiin heshiis nabadeed oo ay dhex dhigaan beelihii ku dagaalamay magaalada Marka iyo deegaanno kale oo ka mid ah Gobolka Sh/ hoose.

Wuxuu intaasi ku daray in ay la kulmeen dhinac ka mid ah beelaha ku dagaalamaya halkaasi, ayna rajeeynayaan iney dhinaca kale la kulmaan maanta, wuxuuna rajo weyn ka muujiyay iney heshiis dhax dhigaan dadka ku dagaalamaya gobolkaasi.

Waa marki ugu horreysay oo ay Dowlada Federalaka gacan ka gaysata heshiis Golkaas ka dhaca. Marka dhibaatooyin baan ayaa ka dhacay, balse Dowlada wax ay ka qabatay hadda ka hor ma jirin.

Hoos ka dhegayso hadalki wasiirka

————————————

Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment