8991 Views

Maxaad ka taqaan Ciyaaryahan Abel Gigli

Maxaad ka taqaan Ciyaaryahan Abel Gigli
____________________________________________________________________________

Ciyaaryahan Abel Gigli waa xidig ay dhashey hooyo Soomaaliyeed iyo Aabe Talyaani ah laakiin ahaa dadkii Soomaaliya kusoo bar baarey ee Misione loo yiqiiney.

Ciyaaryahankan oo daafac Bir ah ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu u dheelo xulka waaweyn ee Soomaaliya,oo uu sheegay inuu guulo u horseedi doono hadii xulka loogu yeero sida u sheegay Ismaaciil Diyeeshe oo ay sxbo yihiin horeyna Xulka uga tirsanaa.

Wuxuu kulankiisi u horeeyey Serie A u dheelay kooxda musaliftey ee Parma, laakiin maadama Parma ay musliftey wuxuu hadda u dheelaa kooxda Slovenia ee Maribor Fc .

Abel-Gigli-1 Abel-Gigli-2 Abel-Gigli-3 Abel-Gigli-4 Abel-Gigli-6 Abel-Gigli-7 Abel-Gigli-8 Abel-Gigli-9

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment