5733 Views

Magacyada Guddiga Doorashada Soomaaliya

Magacyada Guddiga Doorashada Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Muqdisho, June 18, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,  ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddi Heer Federaal ah ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee sannadka 2016-ka.

Guddigan oo ka kooban 22 xubnood ayaa lix ka mid ah ay yihiin haween.

Magacyada xubnaha ka mid noqonayaa guddigan ayaa ah siida hoos ku qoran:
1 Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa
2. Maxamed Jaamac Mursal
3. Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen
4. Sahra Maxamed Cali Samatar
5. Maxamed Cabdi Xayir
6. Saalax Axmed Jaamac
7. Maxamed Keynaan
8. Nafiisa Geedi Santuur
9. Cabdiraxmaan Xabashow
10. Baarliin Cadami
11. Cabdiweli Xersi Cabdulle
12. Saadiq Abshir Garaad
13. Aadam Ibraahim Aw Xersi
14. Cabdicasiis Sheekh Xuseen
15. Cabdiraxmaan Aadan Sate
16. Maxamed Cabdi Nuur
17. Xuseen Qaasim Yuusuf
18. Cabdullaahi Salaad Yaroow
19. Axmed Maxamed Saciid
20. Fardowsa Maxamed Ducaale
21. Aamina Cabdullaahi Dheerow
22. Raaxo Maxamed Janaqow
Guddigan waxaa hawshiisu noqon doontaa dejinta qorshe hirgelineed faahfaahsan ee jadwalka doorashada, iyo inuu ku dhawaaqo taariikhda ay dhacayaan doorashooyinka sannadka 2016.

————————————

Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment