4785 Views

Musharax Cabdulqaadir Cosoble oo casuumad u sameeyay Musharaxiinta beesha Hiraab ee xilka madaxtinnimada federaalka u tartamaya

Musharax Cabdulqaadir Cosoble oo casuumad u sameeyay Musharaxiinta beesha Hiraab ee xilka madaxtinnimada federaalka u tartamaya
____________________________________________________________________________

St Cloud,MN | QOL | 19 Dec 2016 |  QURAANSHO ARUURTAY BULAC WAA JIIDAA

Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan xasaasi ah ku dhexmaray qaar ka mid ah Musharixiinta Beesha Hiraab, kulankaas uu soo qabanqaabiyay Musharax Cabdulqaadir Cosoble ayaa waxaa casuumaadaas ka soo qaybgalay Jibriil Ibraahim Cabdulle, Cabdinaasir Cabdulle, Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Maxamuud Axmed Nuur Tarzan, kulankaas oo ujeedadiisu tahay sidii ay isugu kaashan lahaayeen codadka doorashada ee ay xildhibaannadu dhiiban doonaan 28-ka bishan December sida balantu tahay, laakiin waxaa su’aashu tahay musharax og inuusan xilka qaban doonin oo sharxan iyo inaysan ogayn qaarkood tartanka ay ku jiraan oo ah mid musharaxu isaga duwaayo kan kale, halka musharixiintan qaarkood qaab musharaxeedkoodu u muuqdo calfan maaye yuusan calfan…..Wixii warar dheeraad ah ee ka soo baxa kulankaas dib ayaan idinkaga sheegi doonaa..

15592567_1348568268542188_1154814934_n

 

Qaranimo Online

_________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment