Madaxweynaha oo haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 8-da Maarso
Muqdisho, 8 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda…