Day: June 14, 2016
Axmed Ismaaciil Samatar oo xubin ka noqday xisbiga Kulmiye ee Somaliland
Muqdisho, June 14, 2016: Axmed Ismaaciil Samatar oo muddo ka macallin Jaamacadda lagu magacaabo Macalester ee Gobolka Minnesota horeyna ugu tartamay jagada madaxweynenimada Soomaaliya 2012,…
Ciidamada AMISOM oo qarax miino lagula eegtay Afgooye
Muqdisho, June 14, 2016: Qarax miino, oo ah nooca meelaha fog laga hago, ayaa maanta lagula eegtay Ciidamada AMISOM ayaga oo maraaya degmada Afgooye. Sida…
Raashin dhacay oo lagu qabtay garoonka Adan Cade ee magaalada Muqdisho
Muqdisho, June 14, 2016: Jen. C/laahi Xasan Bariise Taliyaha oo ah Hoggaanka ilaalinta Canshuuraha ee Boliiska Soomaaliya, ayaa sheegay in diyaaraddii siday raashinka dhacay ee…
Madaafiic goor dhow ku soo dhacday qeybo ka mid ah Muqdisho
Muqdisho, June 14, 2016: Madaafiic hoobiyeyaal ah, ayaa hadda ku dhacaya meelo magaalada Muqdisho ka mid ah, iyadoo qaar ka mid ah madaafiicdaas ay ku…
Madaxweynaha oo xilka ka qaadey Taliyihii NISA, magacaabeyna taliye cusub oo KMG ah
Muqdisho, 14 June 2016 (Villa Somalia) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil ka qaadis ku sameeyey Taliyihii Hay’adda Nabadsugida…
Sirta ka dambeysa hadal haynta musharraxnimada Jabriil? (Xog muhiima)
Muqdisho | QOL | June 14, 2016 – Warbaahinta Soomaalida ayaa waxa ay beryahan dambe hadal haysay in Jabriil Ibraahim Cabdulle oo ah guddoomiyaha…
Spain iyo Talyaaniga oo badiyay – Swedan oo sigatay Guruubyada D vs E
Muqdisho | QOL | June 14, 2016 – Waxaa shalay Galab iyo Xalay la Ciyaaray kulamo ka tirsan Meetada 1 ee Guruubyada D vs…
Editorial: Global extremism
Afghanistan Times | June 14, 2016 – Terrorism and extremism is a serious threat to global peace and humanity. The United States and its…