IGAD oo ka hadashay shaqada General Gebre ka hayo Somalia (Daawo) Posted on July 25, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, July 25, 2016: Ayadoo Somalida aad horey ugu walaacsaneyd waxa oo kahaayo dalka Generaal Gabre ayaa lashaaciyay xilka qarsoon oo kahayo dalkeena, iyadoona uu…Read more »
Iimaam Maxamed Yuusuf iyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo qaadacay Calema Sarki Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Posted on July 25, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, July 25, 2016: Iyadoo maanta oo isniin ah la malaynayo in Beledweyne lagu caleema saaro Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo noqonaya Ugaaskii 20aad ee…Read more »
Wasaaradda Amniga oo amar ku bixisay in an shirar lagu qaban karin Hotelada Posted on July 25, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, July 25, 2016: Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa soo saartay amar ku aadan in shirar siyaasadeed aan lagu qaban karin Hotelada Muqdisho, iyadoo digniin u…Read more »
“Wasaaradda A. Gudaha waxay ku mashquulsan tahay kaarar bixinta odayaal faalso ah” Posted on July 25, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, July 25, 2016: Mudane Axmed Macalin Fiqi, oo ka mid ah Madaxda Xisbiyada Siyaasadeed eeSoomaaliya, ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka inay wado qorshayaal ay…Read more »