Guddiga doorashooyinka dadban oo ku baaqay in xal laga gaaro arinta Somaliland
Muqdisho, October 9, 2016: Sida wararka nagu soo gaareen, Guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya, ayaa markale ku celiyay in la xaliyo cabashada ka imaanaysa siyaasiyiinta…