Madaxweyne Xasan Sheekh “Dowladda Soomaaliya waxaa ay si weyn u rumeysan tahay in kiiskeedu uu qaanuuniyan haysto qiil wanaagsan”
Muqdisho | Febraayo 2, 2017- Maanta oo ay bisha Febraayo tahay 2, Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ICJ oo fadhigeedu yahay Hague, dalka Netherlands,…