516 Views

6 milyan oo Soomaaali ah ayaan haysan waxay cunaan

6 milyan oo Soomaaali ah ayaan haysan waxay cunaan
____________________________________________________________________________

Arbaco: April 13, 2022

Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in boqolaal kun oo Soomaali ah ay macluul u dhiman donnaan hadii aan wax laga qaban xaaladda abaarta ee hadda ka taagan dalka.

Qaramada Midoobay waxay sheegtay in 81,000 oo qof ay hadda wajahayaan xaalad macluul ah iyadoo 6 milyan oo qofna aysan haysan waxay cunaan.

Colaadda Ukraine ayaa sababtay sare u kac ku yiimid qiimaha cunnada adduunka iyadoo taageerada deeq bixiyayaashana ay hoos u dhacday.

Qaramada Midoobay waxay sheegtay inay heshay kaliya 4.4% oo ka mid ah $1.5 bilyan oo loo baahan yahay si looga hortaga macluul sabata dhimashada boqolaal kun oo qof.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post