7788 Views

Faarax C/qaadir iyo Gabre oo si qarsoodi ah loo duubay iyaga oo tashanaya

Faarax C/qaadir iyo Gabre oo si qarsoodi ah loo duubay iyaga oo tashanaya
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 26 February 2016: Shirkii Madasha ahaa ee Istanbul uga socday Somalia iyo Beesha caalamka, ayaa waxaa qeyb ninka itoobianka ahaa ee lagu magacaabo Gen. Gebre iyo Faarax Cabdulqaadir kuwaas oo laga duubay Vedeo qarsoodi ah ayadaoo kaamirada qabatay labadooda oo si gaar ah u wada hadlaaya.

Dadka qaar aya isweydiiyay Gabre maxuu ka sameeyaa meel kasto oo Soomaaliya ay ku shireeyso?  Haba haato Geed Hoostii. Qaar Soomaali ah aya difaacayo oo waxa ay leeyihiin: Gabre IGAD ayuu ka socda!

Bal daawada Vedeo-gaa ee wax ka dhaha adinkoo macneeynayo shekada labada nin ay ka tashanayaan.

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment