Diyaaradda Turkish Airlines Oo Markale Ka Degi Weysay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Muqdisho | QOL | May 27, 2017——Diyaaradda Turkish Airlines ayaa maalintii labaad ku degi la’ garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo tan iyo khamiistii…