RW Khayre ayaa manta qayb ka mid ah waqtigiisa la qatay qaar ka mid ah shacabka Muqdisho Posted on July 18, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | 18 Luulyo 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka duulaya qorshaha xukuumadda eek u…Read more »
Dad gubeen funaanado uu ku sawirnaa Madaxweyne Museveni oo la xirxiray Posted on July 18, 2017 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho | QOL| 18 — Julay –2017– Warar naga soo gaaray magaalada Kampala ayaa sheegaya in Booliska dalka Uganda ayaa xabsiga u taxaabay dad lagu eedeeyay…Read more »
DAAWO: Doodii Baarlamaanka ee Miisaaniyadda 2017 Posted on July 18, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Toronto | QOL | July 18, 2017 – Xildhibaan Goodax ayaa sheegay inaan la siyaasadeeyn Miisaaniyadda loona baahan yahay in Miisaaniyaddi 2015 & 2016…Read more »
Diyaarad dagaal oo dad shacab ku duqeeyay duleedka Kismaayo Posted on July 18, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Kismaayo | QOL | 18 Luulyo 2017 – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn xalay ka dhacday duleedka magaalada Kismaayo, kaasoo…Read more »
Saraaakiil kasocta wadamo dhoowr ah oo kulamo la yeeshay Madaxweyne ku Xigeenka Koonfur Galbeed Posted on July 18, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Baydhabo | QOL | 18 Luulyo 2017 – Ku simaha Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socotay…Read more »
Kalsooni kalanoqosho kadib eedayno kulul oo hawada loo Marsiinayo Madxweyne Gaas Posted on July 18, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Garoowe | QOL | 18 Luulyo 2017 – Qaar ka mid ah Golihii Wasiirada kalsoonida laga laabtay ee maamulka Puntland ayaa waxa ay Madaxweynaha…Read more »
Banaanbax ka socda degmada Balcad ee G/Shabeellaha Dhexe +Sawirro Posted on July 18, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Jowhar | QOL | 18 Luulyo 2017 – Wararka aan ka heleyno degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay sheegayan in uu halkaasi…Read more »
Madxweynaha Maamulka Putland Oo Ka Hadlay kalsoonida lagala noqday Wasiiradiisa Posted on July 18, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Garoowe | QOL | 18 Luulyo 2017 –Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas oo Madaxtooyada Garowe Saxaafadda kula hadlay, ayaa sheegay inuu soo…Read more »
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay Qurbajoogta dalka ku sugan Posted on July 18, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | 18 Luulyo 2017 – Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadatashi ah la qaadatay dadka Qurbajoogta…Read more »
Wasaaradda Isgaarsiinta oo ka hadashay qorshayaasha looga gaashaaman karo cilladaha internet-ka Posted on July 18, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | 18 Luulyo 2017 – Dadaal dheer oo ay si wadajir ah u bixiyeen Dawladda Soomaaliya iyo Shirkadda gaarka loo leeyahay…Read more »