1293 Views

Shirkadda Isgaarsiinta Dalka Imaaraadka Oo Markii 2-Aad Magaceeda Bedeshay

Shirkadda Isgaarsiinta Dalka Imaaraadka Oo Markii 2-Aad Magaceeda Bedeshay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL April 03, 2019 –Shirkadda Telefoonadda ee dalka Imaaraadaka ee ETISALAT waxay maanta ku dhawaqaday inay bedesjhay magaca Shabakadeeda, iyadoo xilligan u bixiysay “ Gov Games Etisalat”.

Bishii la soo dhafaay ee March 30-keedii waxay Shirkaddaasi magaceeda u bedeshay Earth Hour Etisalat, si ay taageero ugu muujiso Dhacdo Caalami ah.

Hal-dhega qoraalka Banner-ka ee Shirkadda ayaa ah “One Team, One Spirit”, kaasi oo ay wadar ahaan Kooxo ka kooban 168 Maxali, Federal iyo kuwa Calaami ah ayaa dhamasytiri doona Abaalmarinta Lacageed ee ugu sarreysa oo dhan 1 million oo Dirhamka Imaaraadka.

Sannadkan waxaa ku tartamaya 15 koox oo ka kala socda dalal ay ka mid yihiin, Britain, Mraaykanka, Thailand, Armenia, Sacuudiga, Baxrayn, Masar, Jordan iyo Tunisia

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment