Natiijada Imtaxaanadkii shahaadiga ee Dowladda oo la shaaciyay (Akhriso) Posted on July 20, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 20 Luulyo 2017Ku dhawaad 16,000 (lix iyo toban kun) oo ardey oo ka mid ah ardayda sanadkan u fadhiisatay Imtixaanka…Read more »
Dhagayso:-Arimo Xasaasi ah Oo Looga Hadalay Shirka Golaha Wasiirada Posted on July 20, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 20 Luulyo 2017Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada…Read more »
Dhagayso :-Maamulka Gobalka Hiiraan oo ka hadalay Shaqaaqadii Manata Ka Dhacaday Baladweyne Posted on July 20, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Baladweyene | QOL | 20 Luulyo 2017Madaxa Ciidamada howlgalada Baladweyne Carab yuusuf nuur oo wraysi gaarah siiyey Qaranimo Onile ayaa waxa uu sheegay in…Read more »
Ciidamada Amaanka Oo Gacanta Ku Soodhigay Gaari Walxa Qarxa Laga soobuuxiyey Posted on July 20, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 20 Luulyo 2017Ciidamada Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay,…Read more »
Dhallinyaro Qayba Kamidah Gaalkacyo Oo la baray xirfado ay ku shaqeystaan Posted on July 20, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Galkacyo | QOL | 20 Luulyo 2017 Tababarkaan oo ay fulintiisa iska kaashanayeen dugsiga tababarka xirfadaha ee Mudug iyo hay’adaha SOSDA iyo Daryeel oo…Read more »
Deg -Deg :-R/wasaare Kheyrre oo kormeeray howlaha dekedda Muqdisho Posted on July 20, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 20 Luulyo 2017R/wasaaraha dalka mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa markii Sagaalaad maanta kormeeray dekedda Muqdisho, tan iyo markii loo…Read more »
iska Hor Imaad Maanta Ka Dhacay Baladweyne Posted on July 20, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Baladweyne | QOL | 20 Luulyo 2017Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa waxa ay sheegayaan in iska horimaad…Read more »
Sawiro:-Dhaq Dhaqaa Al Shabaab Oo Soobandhigay Ciidamo Katirsan Dowlada Soomaaliya Posted on July 20, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Kismaayo | QOL | 20 Luulyo 2017 Taliska Booliska maamulka Galmudug ayaa Puntland ka dalbaday in ay ku soo wareejiyaan maleeshiyaad dilal ka…Read more »
Dhagayso :-Maamulka Galmudug Ayaa Baaq U Diray Maamulka Dhigiisa Ah Ee Putland Posted on July 20, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Galkacyo | QOL | 20 Luulyo 2017 Taliska Booliska maamulka Galmudug ayaa Puntland ka dalbaday in ay ku soo wareejiyaan maleeshiyaad dilal ka geystay…Read more »
Dhagyso :-Diyaradii SO: Somali Airlines oo dib u shaqa billaabeysa Posted on July 20, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 20 Luulyo 2017 Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya…Read more »