Somaliland secures record $442m foreign investment deal Posted on August 11, 2017 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments AUGUST 11, 2017 | The unrecognized nation of Somaliland, a semi-autonomous region of Somalia, has secured its largest ever foreign investment deal. Dubai-based development…Read more »
Waa maxay farqiga u dhaxeeya guddiga dastuurka iyo guddiga madaxa banaan ee dib u eegista dastuurka ? Posted on August 11, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 11ka Ogosto, 2017 – Gudoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay farqiga udhexeeya Gudigooda iyo Guddiga…Read more »
Xadgudub ka dhan ah Soomaalida Maraykanka oo la sameeyey Posted on August 11, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 11ka Ogosto, 2017 – Guddiga fursadaha shaqaaleynta siman ee Dalka Mareykanka ee EEOC ayaa go’aamiyey inay jirto sabab macquul ah oo…Read more »
Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay duleedka Muqdisho Posted on August 11, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 11ka Ogosto, 2017 – Howlgalka dowladda Mareykanka ee Qaaradda Afrika ayaa waxa ay sheegeen in ay fuliyeen duqeymo ka dhacay meel…Read more »
Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo qaaraan uruurin u aadaya 3 Wadan oo Afrika ah. Posted on August 11, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 11ka Ogosto, 2017 – Madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaa faahfaahiiyay Safar maalmaha soo socdo uu qorsheynayo inuu ku tago 3 Wadan oo…Read more »
Maxay ka tiri Wasarada Amniga qaraxii xalay ee Muqdisho ? Posted on August 11, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 11ka Ogosto, 2017 – Afhayeenka Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya Axmed Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay fashiliyeen Qaraxii xalay…Read more »
MD Farmaajo oo Baaq u diray shacabka Soomaaliyeed Posted on August 11, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 11ka Ogosto, 2017 – Madaxweynaha JFS Maxamed C/llaahi Maxamed “ Farmaajo “ ayaa Shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday iney ka qeyb qaataan…Read more »
Shacabka reer Kenya oo u dhagtaagaya natiijada rasmiga ah ee doorashada Posted on August 11, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 11ka Ogosto, 2017 – Waxaa maanta oo jimcaha ah dadka reer Kenya ay u dhega taagayaan ku dhawaaqista natiijada rasmiga ah…Read more »
DF Soomaaliya oo sheegtay in ay dishay sarkaal sarre oo katirsan Al Shabaab Posted on August 11, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 11ka Ogosto, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,aya amray weerar qorsheysan oo ay fuliyeen saaxibada Caalamka kaas oo…Read more »