804 Views

Kooxda Manchester United oo ka dhigeysa Paul Poba oo saxiixay heshiiskiisa cusub

Kooxda Manchester United oo ka dhigeysa Paul Poba oo saxiixay heshiiskiisa cusub
____________________________________________________________________________

Isniin June 21

Kooxda Manchester United ayaa ka dhigeysa ciyaaryahanka qadka dhexe Paul Poba dadiisuna tahay 28 sano jir, ciyaaryahanka xiligii uggu dheeraa ku nagaada koox, kagadaal markii markii uu saxiixay heshiiskiisa cusub, oo ku kacaya adduun dhan 104 oo pound.

Borussia Dortmund ayaa u soo gudbisay Manchester dalab ah iney kaga iibsato kama danbeys 77 milyan oo pound ciyaaryahanka Jadon Sancho, oo 21 sano jirka ah.

Kooxda PSG ayaa la xiriirtey kooxda Real Madrid, iyadoo kala hadashay suurta galnimada inuu saxiixo heshiis ciyaaryahanka daafaca Faransiiska Raphael Varane, oo 28 sano jir ah.

Kooxda Arsenal ayaa lafurtey wada hadallo kooxda Eintracht Frankfurt, sidii ay uggu soo wareejin laheyd ciyaaryahanka weerarka ee reer Burtuqiis, Andre Silva, oo 25 sano jir ah, kaasoo lagu iibiyey adduun gaaraya 34 milyan oo pound xagaagan.

Kooxda Chelsea ayaa u diyaara iney la saxiixato heshis ciyaaryahanka qadka dhexe ee Faransiiska N’Golo Kante, oo 30 sano jir ah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post