801 Views

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo cadeeyay mowqifkiisa Go’aanada Shirkii Dhuusamareeb

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo cadeeyay mowqifkiisa Go’aanada Shirkii Dhuusamareeb
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  July 13 2020–Dawladda Sweden ayaa dhawaan soo saartay sharciyo adag oo la xidhiidha arrimaha bulshada, oo si gaar ah u saamaynaya dadyowga soo galootiga ee dalkaasi qoxootinimada ku jooga.

Sharciyadan oo dhaqan galay billawgii bishan July ayay ka mid yihiin, gudniinka gabdhaha, guurka ay qoysasku caruurtooda u dooraan lamaanaha ay guursanayaan, ama hablaha oo wiilal lagu daro iyaga oo aan isa soo dooran.

Waxaa sidoo kale la mamnuucay in gabdhaha loo diido inay guursadaan qofka ay iyagu doortaan.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post