Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay kulamo looga hadlayo Arrimaha doorashada Posted on July 13, 2020 by Bashiir Barre | Mogadisho | QOL | July 13 2020–Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Mogdishu kula kulmay Xisbiyada sida ku meel gaarka ah u…Read more »
Galmudug oo ka hadashay dabkii Magaalada Dhuusamareeb Posted on July 13, 2020 by Bashiir Barre | Mogadisho | QOL | July 13 2020–Waxaa lagu Guuleystay in la damiyo Dab ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taala Magaalada Dhusamareb ka dib…Read more »
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo cadeeyay mowqifkiisa Go’aanada Shirkii Dhuusamareeb Posted on July 13, 2020 by Bashiir Barre | Mogadisho | QOL | July 13 2020–Dawladda Sweden ayaa dhawaan soo saartay sharciyo adag oo la xidhiidha arrimaha bulshada, oo si gaar ah u…Read more »
Duqa Muqdisho oo Amar dul-dhigay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Posted on July 13, 2020 by Bashiir Barre | Mogadisho | QOL | July 13 2020–Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa sheegay in Roobabkii ka da’ay caasimadda…Read more »
Maamulka G/Banaadir oo ka hadlay saameyn ka dhalatay Roobkii da’ay Posted on July 13, 2020 by Bashiir Barre | Mogadisho | QOL | July 13 2020–Saacadihii la soo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ka da’ay roob xoogan oo saameyn ku yeeshay…Read more »
Wasiir Goodax Barre oo sheegay in ardayda Puntland la siin doonin Shahaado Posted on July 13, 2020 by Bashiir Barre | Mogadisho | QOL | July 13 2020–Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa markale sheegay in ardayda degaannada…Read more »
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Magacaabis sameeyay Posted on July 13, 2020 by Bashiir Barre | Mogadisho | QOL | July 13 2020–Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir…Read more »
Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii Dowlad Goboleedyada ee Dhuusamareeb Posted on July 13, 2020 by Bashiir Barre | Mogadisho | QOL | July 13 2020–Waxaa Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii Madaxda dowlad Goboleedyada uga socday Magaalada Dhuusamareeb labadii Cisho ee la soo…Read more »