777 Views

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Magacaabis sameeyay

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Magacaabis sameeyay
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  July 13 2020–Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir faarax Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka oo ku geeriyooday magaalada ankara ee dalka Turkiga .

Guddiga waxaa uu ka kooban yahay xubnaha hoos ku qoran

1- Mahdi Maxamed Guuleed Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS :Guddoomiye.
2- Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibaddaa :Xubin.

  1. Mohamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Warfaafinta : Xubin
  2. Maxamed Abuukar Islow Wasiirka Amniga Gudaha :Xubin
  3. Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaalada :Xubin
  4. Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada : Xubin
  5. Fowsiya Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaadka :Xubin.
  6. Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) Wasiirka Gaadiidka :Xubin.
  7. Maxamuud Xayir Ibraahim Wasiiru dawlaha Maaliyadda : Xubin

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post