531 Views

Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka oo ogolaatay in laga iibiyo dalka Masar 12 diyaaradood

Wasaaradda arrimaha dibadda  Mareykanka oo  ogolaatay in laga iibiyo dalka Masar 12 diyaaradood
____________________________________________________________________________

Arbaco: January 26, 2022

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa ogolaatay in laga iibiyo dalka Masar 12 diyaaradood oo ah kuwa militariga ee qaada saaanadaha militarigia.

Diyaaradahani ayaa waxaa Masar looga iibiyay lacag dhan $2 bilyan oo oo doolar.

Nidaamyada raadaarka difaaca hawada iyo qalabka kale ee la xiriira ayaa sidoo kale looga iibinayaa dowladda Masar lacag dhan $300 oo milyan oo doolar.

Ka iibinta Masar ee hubkan ayaa imanaysa iyada oo dhawaan maamulka madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu Masar ku dhaleeceeyay xadgudubyo dhanka xuquuqda aadanaha ah.

Office Nairobi Kenya


_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post