570 Views

Madaxweynihii hore ee Ukraine oo weerar afka ku qaaday Putin.

Madaxweynihii hore ee Ukraine oo weerar afka ku qaaday Putin.
____________________________________________________________________________


khamiis: February 24, 2022

Madaxweynihii hore ee Ukraine haatanna ah xildhibaan Petro Poroshenko ayaa yiri “maanta waa maalin musiibo ah” balse Ukraine way guuleysan doontaa.

Wuxuu ka hadlayay bannaanka dhismaha baarlamaanka iyadoo xildhibaannadu ay shir degdeg ah ku qabteen Kyiv.

Poroshenko, oo xilka dalkaasi hayay 2014-19, ayaa sidoo kale madaxweynaha Ruushka President Vladimir Putin ku tilmaamay Hitler-ka maanta.

Xaalad adag ayaa ka dhex taagan baarlamaanka Ukraine, iyadoo dad badan oo hubeysan ay gydaha ku jiraan

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post