1341 Views

Wasaaradda waxbarashada Dowlada oo xallisay cabasho ka timid dhalinyaro

Wasaaradda waxbarashada Dowlada oo xallisay cabasho ka timid dhalinyaro
____________________________________________________________________________

Wasaaradda

May 28 2021

Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, ayaa go’aan kasoo saaray ardaydii cabashada u soo gudbiyay Wasaaradda oo aan loo diiwaangelin imtixaanka F12- aad ee sanad dugsiyeedkan 2021.

Ardayda cabashooda ayaa la aqbalay, waxaana muddo laba toddobaad ah loogu soo jawaabi doonaa cabashadooda, kuwa ay xogtooda saxnaatana imtixaan gaar ah ayaa laga qaadi doonaa sida ay wasaaraddu ballan qaadday.

Halkan ka akhriso qoraalka kasoo baxay wasaaradda waxbarashada:

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post