924 Views

Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqey

Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqey
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 19 -2020—Baarlamaanka Galmudug ayaa ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa kulan ka dhacay xarunta Baarlamaanka Galmudug ee Dhuusamareeb waxaana shir guddoominaayay GudoomiyahaBaarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal.

 

Guddiga doorashada Madaxweynaah iyo kuxigeenkiisa ayaa waxaa ay ka kooban yihiin 13 Xubnood,kuwaas oo laag soo xuley Baarlamaanka cusub ee Galmudug,waxaana guddigaan ay dhawaan soo saari doonaan jadwalka doorashada.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment