990 Views

isku dhacyo dhexmaray ciidamada ammaanka iyo dadka shacabka ah oo dhigayey bannaanbaxyo Dalka Sudan

isku dhacyo dhexmaray ciidamada ammaanka iyo dadka shacabka ah oo dhigayey bannaanbaxyo Dalka Sudan
____________________________________________________________________________

Axad: October 31, 2021

Ku dhawaad saddex qof ayaa ku dhimatay halka boqolaal kale oo shacab ahna lagu soo warramaya in ay ku dhaawacmeen iskudhacyo dhexmaray ciidamada ammaanka iyo dadka shacabka ah oo dhigayey bannaanbaxyo looga soo horjeedo afgambigii Isniintii dalkaas ka dhacay.

Wasaaradda arrimaha gudaha ee Suudaan ayaa beenisay in ciidamadu ay rasaas nool u adeegsadeen si ay u kala eryaan dadkii isu soo baxay ee halkaa dibadbaxayada ka dhigayey.

Haddaba xiisadda iyo guud ahaan sida uu yahay xaalka dalka Sudan ayaan ka waraysannay Khaalid Abdixakiin Faray oo ah arday Soomaali ah oo dalkaas ku sugan.

Office Nairobi Kenya


_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post