966 Views

Faransiiska oo fariin u diray shacabkiisa ku nool Ruushka

Faransiiska oo fariin u diray shacabkiisa ku nool Ruushka
____________________________________________________________________________


khamiis: March 3, 2022

Dawladda Faransiiska ayaa muwaadiniinteeda u sheegtay in ay Ruushka ka baxaan haddii joogitaankoodu aanu “muhiim ahayn” maadaama colaadda Ukraine aad u sii xumaanayso.

sidoo kale wadamadda UK iyo Mareykanka ayaa iyaguna digniino tan la mid ah soo saaray waxayna sidoo kale guud ahaan ka mamnuuceen diyaradaha Ruushka in ay wadamadooda soo galaan.

Sidoo kale arintaan ayaa sii adkaynaysaa xaalada caamalka iyo Diyaaradaha is kala kala goosha caalamka oo la sheegay in ay qaaliyoobeen Tigitka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post