543 Views

Sweden oo laga Maqlay Codka Digniinta ee Qataraha Dagaalka

Sweden oo laga Maqlay Codka Digniinta ee Qataraha Dagaalka
____________________________________________________________________________

Talaado: March 8, 2022

Inkastoo Horay loo baahiyay Maanta Saacada markay aheyd 15:00pm Sweden gaar ahaan Caasimada Stockholm waxaa laga maqlay Codka Digniinaha marka uu Dagaal soo socdo.

Codka ayaa ah mid qaab tijaabo ah loo yeeriyay Maanta Madama waqti walbo la filan karo qataro soo wajaha Dalka sida ay baahisay SVT.

hay’adda arrimaha madaniga ah ee MSB ayaa sheegtay in 50 Degmo oo Dalka ah aysan Heysan Adeega Digniinaha Dagaalka ee loo yaqaano “Hesa Fredrik”.

Dalka Sweden ayaa Sahay Ciidan oo kala duwan gaarsiiyay Dalka Ukraine waxana taasi keeni kartaa in Saameyn uga timaado Dalka Ruushka oo Dagaal ku qaaday Ukraine.

Dagaalka Ruushka ee Ukraine ayaa galay Todobaadkii Labaad waxana ka dhalatay Saameyn Xoogan.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post