246 Views

Hay’adda Amnesty International oo warbixin cusub kasoo saartay xaaladda Soomaaliya madaxweyne Xasan Sheekh ka codsatay

Hay’adda Amnesty International oo  warbixin cusub kasoo saartay xaaladda Soomaaliya madaxweyne Xasan Sheekh ka codsatay
____________________________________________________________________________

Talaado: NOVEMBER 15, 2022

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin cusub kasoo saartay xaaladda Soomaaliya, ayada oo talooyin usoo jeedisay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Amnesty ayaa ugu baaqday madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud inuu wax ka qabto tacadiyada xuquuqda aadanaha ee ka dhaca Soomaaliya.

Halkan hoose ka aqriso:-

In la ilaaliyo xuquuqda rayidka.

* Dib u habaynta nidaamka garsoorka.

* In la xaqiijiyo caddaaladda iyo magdhowga xadgudubyada ay geystaan ciidamada shisheeye.

* In la dhowro lana ixtiraamo xoriyada hadalka.

* Dammaanad qaad iyo ilo ku filan helitaanka xaqa caafimaad ee qof kasta.

* In la ilaaliyo dadka gudaha ku barakacay lana joojiyo raritaan qasab ah.

*In la ilaaliyo xuquuqda carruurta.

* In la Ilaaliyo haweenka iyo gabdhaha xuquuqdooda bini’aadantinimo lagana ilaaliyo xadgudubyada galmada.

*Ka-hortagga isbeddelka cimilada iyo xasaradaha kale.

*In la dhiso oo la hawlgeliyo Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post