393 Views

Midowga Afrika oo dalbaday in Soomaaliya Laga qaado cunaqabateen Hubka

Midowga Afrika oo dalbaday in Soomaaliya Laga qaado cunaqabateen Hubka
____________________________________________________________________________

Sabti: July 23, 2022

Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo nabadda ee Midowga Africa Cabdi Maxamud Haybe oo sheegay in Soomaaliya laga qaado Cunaqabateynta hubka ee saaran

“Wadahadalladii aan la yeelanay Wakiilada Qaramada Midoobay & dhinacyada kale ee taageera Ciidanka Midowga Afrika u sheegnay in ay taageero hub ay siiyaan Ciidamada Soomaaiya & kuwa Midowga Afrika”

Mudooyinkii la Soo dhaafay ayay masuuliyiin ka socda Midowga Afrika waxay ku sugnaayeen Soomaaliya waxayna Qiimeyn ku sameeyeen Heerka Amni ee Soomaaliya

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post