2571 Views

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Addis Ababa

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Addis Ababa
____________________________________________________________________________

Addis Ababa, Ethiopia, May 25, 2018 — Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa gaaray magaalada Addiss Ababa ee dalka Ethiopia.

Wafdiga Ra’iisul wasaaraha oo casuumad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed, ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Ethiopia.

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo masuulyiinta la socota ayaa kulamo la leh Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed iyo Madax ka tirsan midowga Afrika oo ay kawada hadlayaan arinma Muhiim u ah Gobalka iyo guud ahaan qaaradda Afrika

.rw-khayre-addis-1 rw-khayre-addis-3 rw-khayre-addis-2

.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment