1248 Views

dibad-bixii ugu waynaa oo looga soo hor jeedo Al-shabaab oo saakay ka dhacay magaalada Gaalkacyo Sawiro

dibad-bixii ugu waynaa oo looga soo hor jeedo Al-shabaab oo saakay ka dhacay magaalada  Gaalkacyo Sawiro
____________________________________________________________________________

Arbaco: August 25, 202

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta ka dhacay dibad-bax ballaaran oo ay dhigeen shacabka iyo maamulka magaaladaasi, kuwaas oo isugu soo baxay waddooyinka waa weyn ee ku yaalla halkaasi.

Dibad-baxa ayaa waxaa looga soo horjeeday kooxda Al-Shabaab, waxaana sidoo kale ka qeyb-galay maamulka degmada, wasiiro iyo saraakiil ka tirsan laamaha amniga Gaalkacyo.

Sidoo kale dibad-baxan ayaa waxaa lagu taageerayey howl-gallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ay ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ka wadaan koonfurta Mudug.

office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post