549 Views

Christiano Ronaldo oo xariiqay qad cusub oo Baraha Bulshada ah

Christiano Ronaldo oo xariiqay qad cusub oo Baraha Bulshada ah
____________________________________________________________________________

 isniin: February 7, 2022

Xiddiga Manchester United ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee dhaafa 400 milyan oo taageerayaal ah ee degelkiisa barta Instagram-ka.

Weeraryahanka ayaa gaaray tiradda 400 milyan maalin uun ka dib markii uu u dabaaldegay dhalashadiisa 37aad ee xaaskiisa Georgina Rodriguez. Waxaa uu sawirka dabaaldegga dhalashadiisa kor uga soo qoray, “Noloshu waa meerto”.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post