570 Views

Madaxweyne Qoor Qoor oo Qorshaynaaya inuu dib u Dhigo Labada Kursi HOP147 iyo HOP138 ogoow Sababta

Madaxweyne Qoor Qoor oo Qorshaynaaya inuu dib u Dhigo Labada Kursi HOP147 iyo HOP138 ogoow Sababta
____________________________________________________________________________

.

Sabti: February 12, 2022

Xogo hoose oo Mudug24 Heshay kana Heshay ilo lagu kal soonaan Karo oo Kusugan Magaalada Dhuusamareeb, ayaa sheegaya in Madaxweynaha Galmudug Axmed QoorQoor uu damacsan yahay in uu dib u dhigo.

Doorashada labada kursi ee kala ah #HOP147 iyo #HOP138 sababa la xariira in kuraastaas ay yihiin kuwa doorashadooda ay uga imaan karto caqabado fara badan.

Kuraastaan waa kuwa u sharraxan yihiin C/raxmaan C/shakuur iyo Mahad Salaad oo labadoodaba hadda ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug.

Kuwaas oo Si weyna halkaas loogu soo dhaweeyay Qorahooduna aha inay i Tartamaaan kuraastan oo la Qorshaynaayay i  Laqabto ugu Danbayn Maalinka Talaadada ee Fooda Nagu Soo Haysa.

Go’aankaan ayaa Kusoo aadaaya Xili Labadaan Kursi uu Cadaadis Xoogan kala Kulmaayo Fatmaajk iyo Fahad oo labaduba aad u diidab Cabdiraxman Cabdishakuur iyo Mahad Salaad oo labaduba aad uga Soo Horjeeday Fahad iyo Farmaajo.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post