Shirka Goloha Wasiiradda Soomaaliya oo looga hadlay Amniga, Dhaqaalaha iyo Hanaanka Deyn cafinta Soomaaliya.
Muqdisho | QOL | April,05,2018 —– Shirka Goloha Wasiiradda ee Xakuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir-goddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa looga…