228 Views

Dalka Canada Wakaaladda tirakoobka oo sheegtay in la raadinayo 1 mliyan oo shaqaale cusub ah

Dalka Canada Wakaaladda tirakoobka oo sheegtay in la raadinayo 1 mliyan oo shaqaale cusub ah
____________________________________________________________________________

Sabti: AUGUST 27, 2022

Wakaaladda tirakoobka dalka Canada ayaa sheegtay in inka badan hal milyan oo shaqo ay haatan bannaan yihiin, shaqooyinkaasi oo ay tahay in la buuxiyo.

sara u kaca shaqooyinkan banaan ayaa gaaray boqolkiiba 5.9 taasoo ka sarreysa marka loo eego sanadkii tegay ee 2021.

Wakaaladda tirakoobka Canada waxa ay tilmaantay in 149,700 oo shaqo ay ka banaan tahay qeybta daryeelka caafimaadka iyo adeega bulshada, halka qeybaha maqaaxiyada cuntooyinka iyo dukaamada ay ka banaan yihiin in ka badan 268kun oo shaqo.

Waxaana uu warkani soo baxayaa xili in muddo ahba qaar ka mid ah dhallinyarada ku nool dalka Canada oo Soomaliduna ay ka mid yihiin ay ka cabanayeen inay jirto shaqo la’aan uu keenay xanuunka COVID-19.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post