891 Views

Allaha u naxariistee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo u geeriyooday Xanuunka COVID-19.

Allaha u naxariistee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo u geeriyooday Xanuunka COVID-19.
____________________________________________________________________________

Feb 17/2/2021

Allaha u naxariistee waxaa xalay  magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ahaa culumada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa u xaqiijiyey Saxaafada geerida Sheekh Nuur Baaruud Gurxan.

Wararku waxay sheegayaan in Sheekhu u geeriyooday cudurka Coronavirus oo dhawaan soo ritay.

Waxuu ku geeriyooday isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho oo ah xarunta ugu muhiimsan ee hadda lagu dabiibo dadka uu soo rito COVID-19.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post