1983 Views

Madaxweyne Gaas oo soo saarey amar ku socda Golihiisa Wasiirada

Madaxweyne Gaas oo soo saarey amar ku socda Golihiisa Wasiirada
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 22, 2018 – Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland waxaa Maanta shirkoodii khamiislaha ahaa ku yeeshay xubnaha Golaha Wasiirada Puntland,iyada oo qodobo laga soo saarey.

Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ee khamiislaha ahaa  ayaa looga hadlay arrimaha  Amniga , siyaasadda ka hortaga cudurka HIV/AIDS iyo ilaalinta gaadiidka Dawladda.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeed ay soo saareen.

pland-gaas

 

 

 

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment