282 Views

Wasiir cayriyey Ku-xigeenadiisa & Wasiiru-dowlihii

Wasiir cayriyey Ku-xigeenadiisa & Wasiiru-dowlihii
____________________________________________________________________________

Wasiirka Difaaca ee Ukraine ayaa waxa uu shaqadii ka wada cayriyey dhamaan Ku-xigeenadiisa iyo Wasiiru-dowlihii.

Xil-ka-qaadistaasi waxay wada saamaysay lixdii wasiir-ku-xigeen ee Wasaaradaasi, kuwaasi oo kala ah: Hanna Maliar, Volodymyr Havrylov, Rostyslav Zamlynskyi, Denys Sharapov, Andrii Shevchenko iyo Vitalii Deineha.

Sidoo kale, Wasiiru-dowlihii Difaaca ee dalkaasi,Kostiantyn Vashchenko ayaa isagana waayey Xilkiisa.

Bishan September 6-dii, waxaa Wasiirka Difaaca ee dalka Ukraine loo magacaabay Siyaasi Rustem Umerov oo ah Muslim asalkiisu Turkish yahay, wuxuuna xilka kala wareegay Wasiirkii hore oo lagu magacaabo Oleksii

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post