2343 Views

Farmaajo oo dhagax dhigay Tiyaatarka Qaranka

Farmaajo oo dhagax dhigay Tiyaatarka Qaranka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 13, 2018 —Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay Tiyaatarka Qaranka oo dib u dayatir lagu sameyn doono.

Waxaa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo in tiyaatarka Qaranka lagu dhisi doono Ololaha Isxilqaan oo dhawaan ay ku dhawaaqday dowladda Soomaaliya.

Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dhismaha Tiyaatarka oo ka mid ah meelaha taariikhda fog ku leh Soomaaliya.

1 2 3 4

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment