636 Views

Banaanbax loogaga soo horjeedo muddo kororsiga dowlada oo goor dhow ka bilowday isgoyska Fagax iyo Degmooyin kale..

Banaanbax loogaga soo horjeedo muddo kororsiga dowlada oo  goor dhow ka bilowday isgoyska Fagax iyo Degmooyin kale..
____________________________________________________________________________

April 25-2021

Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho Degmooyin ka mid ah ka bilaawday Banaanbax loogaga soo horjeedo muddo kororsiga dowlada waqtigeeda dhamaaday.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in goobaha uu banaanbaxa ka bilaawday ay ka mid tahay isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho oo saacado ka hor ay la wareegeen Ciidamo ka soo hor jeeda mudo kordhinta.

Sidoo kale Dadka banaanbaxa dhigayay ayaa taayaro ku gubay bartamaha Isgoyska, iyaga oo ku dhawaaqayay Erayo ay kamid yihiin, Muddo ororsi doonimeyo Farmajo doonimeyo iyo kaligii talis doonimeyno.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post