2232 Views

Xildhibaan Mahad Salaad” Waa Nasiibdaro In Shaqo Uu Qaban Karo Qof Somalia Ah In…

Xildhibaan Mahad Salaad” Waa Nasiibdaro In Shaqo Uu Qaban Karo Qof Somalia Ah In…
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Oktoobar 27 2018 —Kulanka Golaha Shacbaka Soomaaliya ayaa ka socda Magalada Muqdisho,waxaana xildhibaanada ay ka doodayaan Dhameystirka dooda aqrinta labaad ee hindise sharcyeedka golaha mihnadlayaasha caafimaadka qaranka.

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa dhaliil ka muujiyay in Shaqooyin ay qaban karaan dad Soomaali ah ay muqdisho ka hayaan Ajaanib.

” waxad arkeysaa in Shaqo uu qaban karo qof Somalia ah ay Ajnabi Muqdisho ka Shaqeeyaan waana nasiibdarro marka waxaana soo jeedinayaa in xirfadle caafimaad shaqo uu dalka ka qaban karo aan loola simin qof wadan kale”     Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Maanta kulanka ka hadlay ayaa dalbaday in aad loo adkeeyo Sharciga mihnadlayaasha caafimaadka qaranka.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment