2013 Views

Taliyaha Guud Ee Ciidamada Puntland Oo Ku Dhawaaqay In Uu Yahay Musharax Madaxweynaha Puntland

Taliyaha Guud Ee Ciidamada Puntland Oo Ku Dhawaaqay In Uu Yahay Musharax Madaxweynaha Puntland
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Oktoobar 28 2018 —Taliyaha Guud ee Ciidamada Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) ayaa Maanta oo axad ah waxa uu ku dhawaaqay in uu yahay Musharax xilka Madaxweyne  Puntland 2019.

Gen Siciid dheere oo Shir Jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Magalada Garoowe ayaa sheegay in uu musharax u yahay xilka Madaxweynaha Puntland,isla markaana hadii uu ku guuleysto uu wax badan qaban doono.

Taliyaha mashaacin in uu iska casilay xilka Taliyaha Guud ee Ciidamada Puntlan doo uu hadda yahay,waxana uu ka mid noqday musharixiinta dhowrka ah ee u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Maamlka Puntland.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment