1710 Views

Dowladda Somalia Oo Amartay In Deg Deg Dalka Uga Baxo Wakiilka Qaramada Midoobay

Dowladda Somalia Oo Amartay In Deg Deg Dalka Uga Baxo Wakiilka Qaramada Midoobay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  January 1, 2019 – War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya in dalka Soomaaliya aan laga rabin  isagana baxo.

War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu xusay in Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya uusan dalkaan ka Shaqeyn karin,isla markaana Nicklas Haysom uu si cad u jabiyay habmaamuuskii iyo dhaqankii diblomaasiyadeed ee uu Xafiiskan u taagnaa.

Wakiilka Qarmada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya ayaa xalay ka hadlay xarigii Muqtaar Roobow iyo banaanbaxyadii rabshadaha watay ee ka dhacay Magalada Bayhabo.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Wasaaradda arrimaha Dibada Soomaaliya.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment