1329 Views

Ciidamada Dowladda Oo Alshabaab Kala Wareegay Deegaano Ka Tirsan Gobalka J/Hoose

Ciidamada Dowladda Oo Alshabaab Kala Wareegay Deegaano Ka Tirsan Gobalka J/Hoose
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL April 05, 2019 –Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Komaandooska Danab iyo ciidanka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa saakay hawlgallo ka sameeyay deeganada Jiinka Wabiga ee hoos taga degmadda Jamaamme.

Aroortii hore ciidanka waxaa ay dagaal kula wareegeen tuulada malayley oo kaabiga ku haysa degmadda Jamaamme ee gobolka Jubbada Hoose.

Goobta lala wareegay waxaa ay xarun muhiim ah Al-Shabaab, ayadoo la rumeysan yahay in ay ku hagaajin jireen walxaha Qarxa sida Miinoyinka wadadada la dhigo oo ay dadka shacabka ku dhibaateeyaan.

Ciidamada dowladda ayaa Weli wax wadaan howlgalo iyaga oo arortii hore ee saakay Alshabaab kala wareegay deegaano muhiim ah oo ay ku xooganaayeen isla markaana hoostaga degmada Jamaame.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment