1146 Views

Muuse Biixi oo kulan la qaatay Madaxda Xisbiyada Mucaaradka

Muuse Biixi oo kulan la qaatay Madaxda Xisbiyada Mucaaradka
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 23, 2019 | QOL |   –Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinaayo madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay guddoomiyeyaasha xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), waxana kulankaas lagaga wada hadlay arrimo badan oo la xiriira xaaladda guud ee Soomaaliland.
Kulanka madaxweynaha iyo guddoomiyeyaasha xisbiyada UCID iyo WADDANI ayaa diirrada lagu saaray:

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafaded laga soo saarey kulanka labada dhinac.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment